Articles

SOMALILAND AWARDS 2019

15
Comments
  • mancha allah Tabrakalah walahi wan ku farxa markan arko dhalinyarta quruxda badan ee mar wlaba heegan
    ugu jira siday somalilnad hormar u gadhisn lahayeen Abalakina waxan ku gudno garan mayne mahad badan ban idin hayna hadanu nahay jiilla idinka Yaryar hamablayo Somalilnd Awrd β€οΈπŸ‘‘πŸ’πŸ™πŸΎπŸŽ‰πŸ‘πŸΎ

  • Zaki tv..waad dadaashay mashallah but your editor ,director and your sound technician too bad,,, waa talo maha cay..
    Waan jeclahay channel kaaga,,,,,,,,,,,horaa loo soconayaa. …brother,,,,,,
    Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩΩŠΩƒΨŒΨ±Ψ¨Ω†Ψ§ Ψ¨Ψ­ΩΨΈΩƒΨŒ ،،،،،،

  • RAAGEH OOMAAR ALLAH CAQLIGA IYO CIMRIGA HAKUU BARAKEEYO OO HANOO KAA DAAYO NACABKU XAASID MAXAY KU QAADI ILAAHAY BAA KII QIIMO LEHBA KA DHIGAY REER SOMALILAND WAA HIBO EEBE ALLAH SWT AYUUNBAA BIXIYA MAHADNA LEH

  • ABWAANKEENII QIIMAHA LAHAA XASAN SH. MUUMIN ILAAHAY JANATUL FARDOWSA HA UGU DEEQO MARKASTOO HEESTAA ASTAANTA SOMALILAND AAN MAQLO WAAN U DECEEYAA IDINA U DUCEEYA

  • Adna Adan Hooyadii umada jamhuuriyada Barakeysan ee Somaliland alle cimriga haku dhereeyohβ€πŸ—¨πŸ’šβ€πŸ—¨πŸ’šπŸ’–πŸ’–Viva Dadka Qaranimada jcel frxd iigu Nolada Melkastod aduunka ka joogtan

  • Oo Soomaliland ma hargeysa iyo burco oo kaliyaa, waa sida title ka ku qorane??? Waa qabyaalad badheedha inaan gobolada kale laga qeyb galin, aaway dadki deganaa Sanaag, Awdal, Salal, Sool etc. Don't they deserve awards as well??

  • Mansha Allah guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Alle Ha inga qabto ishoda cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka iyo nabada somaliland Alle Ha xifdiyo Edan edan mummada somaliland Alle cimriga iyo cafimadkaba Ha u barakeyo

  • Adna cimrigaa haawdhereyo❀️❀️❀️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • Somalilnd guul iyo gobnimo πŸŒΉπŸŒ·β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ˜˜οΈπŸ€πŸ€β˜˜οΈπŸ₯°πŸ₯°πŸ’ͺπŸ’ͺπŸŒ·πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ’–πŸ’–πŸ’–πŸ’–πŸ’–πŸ’–πŸ’–

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *